Waxqabadka Dhaqaale Ee Bariga Afrika sanadkii 2017 iyo halka Soomaaliya kaga jirtay

Dhaqaalaha Bariga Afrika ee 2017-kii waa ka fiicnaa afarta gobol ee kale (Waqooyiga Afrika, Koofurta Afrika, Bartamaha Afrika, iyo Galbeedka Afrika) iyo guud ahaan qaaradaba. Celceliska Kobaca Dhaqaalaha (average economic growth) ee wadamada Bariga Afrika ee 2017-kii wuxuu ahaa 5.9% (2016: 5.3%). Waxaa ugu fiicnaa wadamada Ethiopia (8.1%), Tanzania (7.2%), iyo Djibouti (6.7%). Waxaa ugu … Continue reading Waxqabadka Dhaqaale Ee Bariga Afrika sanadkii 2017 iyo halka Soomaaliya kaga jirtay